Get Adobe Flash player

Boqashada Dadka



Hengaadka carabiga

Arabic alphabet

Ayatul Kursi

Ku Darso Skypega

Quran Online

jaabir.com waa madrasa online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogta Madrasada jaabir online waxhay kuu Diyaarisey wax Barasho Tayo Leh iyo Macalimiin Aqoon Durukhsan Leh Macalimintaan durusta Ay Bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa Loo Tababaray Soo Saarida Qoys islaami Ah Waxaa Wax Lagugu Barayaa Qalab Casri Ah oo Ay Udhiganta macalin ku horjooga Hadaba,

daarunuur online waxaa Waxa   kabaran kara Qof kasta Caruur iyo Cirooleba MADRASADA QURAANKA KARIIMKA jaabir.com  Waxhay ay Qaadanaysaa Arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba,

Waxa Barashadii Loo Safri jiray Ayaa Gurigaagi kugu tinid Waa Fursad Qaali Ah.

ENGLISH


jaabir.com is  online Learning Programs That specifically Address the Needs of individual Learners And the expectations of everyone With a stake in Learner Success. With Years of Experience , We offers a Wide variety Of innovative Solutions Spanning a Multitude Of Program Areas To Empower 21st century Teaching And Learning. Our Vision is To  Read And Write The Book Of Allah, Providing a Teaching Assistant For Every Student, Personalizing Learning Through The use .

Maadooyinka Laguu Dhigi Doono Waa sidan Soo Socota:

  1. Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  2. Barashada Qiraa’ada Qur’aanka iyo Tajwiidka
  3. Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  4. Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka
  5. Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  6. Barashada Salaada iyo Axkaamteeda
  7. Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  8. Barashada Luuqada Carabiga

Hoos Nagala soo xiriir

imo:+252617229664

Jaabir600@hotmail.com

jaabir500

wathsapp: +252617229664

Viber: +252617229664

 

MAQAL & MUUQAAL

Riix Call Skypega

Quran Online

Tarbiyada Caruurta

Qalabka Edeega

Adkaar Waysada

jaabir online